Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad ka jeediyay, Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee dowladaha Carabta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, halkaas...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee ah magacaabista Taliyaha...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa jab xooggan gaarsiiyey kooxda khawaarijta oo maanta isku dayday in ay weerar ka geysato Masagaway....
Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed ee Degmada Qasaxdheere ayaa howlgal ay ka fuliyeen tuulada Weel-manaas oo 15km u jirta Degmada Qansaxdheere...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane: Cabdiwahaab Sheekh Abuukar Nuur ayaa magacaabay Guddoonka Dhallinyarada Degmada Dhabad. 1-Ca𝐛𝐝𝐢...
Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay shirka wasiirrada ee loogu diyaar garoobayo Shir Madaxeedka Caalamiga ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku qotoma Arrimaha Doorashooyinka, heshiisyadii Golaha Wadatashiga...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda degaanka ayaa ka hortagay weerar maleeshiyaadka Khawaarijta isku dayeen inay kusoo qaadaan magaalada Masagawaa...
Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan miro-dhal ah la qaatay Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho