Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Ayaa ku dhawaaqday 4 Maalin Oo Soon ah iyo In Maalinta Sabtida ah Dalka Oo Dhan Laga...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayib Erdogan ayaa bartiisa Twitter-ku sheegay in dalkiisu uu gacan ka geysanayo gurmadka abaarta ku dhufatay Soomaaliya....
Munaasabad ballaaran oo lagu taageerayay madaxda Qaranka ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarrunta wadanka Kenya, waxaana munaasabadda ka qeybgalay...
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubbalan Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Oo maal mihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa dib ugu...
Xili ay ka siidarayso saameynta abaarta waqtigan ka jirta inta badan dalkeena, taasoo dadka iyo duunyada weli ku harsan...
Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta sida gaarka ah...
Kulan kaan oo ka dhacay Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa looga hadlayay Amniga Iyo Ugurmashada dadka ay abaaruhu saameeyeen,waxaana...
Nabadgelyadu waa harka ugu weyn ee ay harsato bulshada, isla markaana ay ku raadsato adeegeeda iyo nolosha ay u baahan...
Kulan ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Xamar iyo Xamardaye ee wadanka Sweden ayaa waxaa uu ku saabsanaa taageeridda Ra'iisul wasaaraha...
Bilowga kulanka waxaa Xildhibaannada golaha shacabka loo akhriyey qaraaradii uu baarlamaanka kusoo maareeyey marxaladihii kala guurka ee dalka oo ay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho