Muqdisho, March 4, 2017….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray Wareegto xeer Madaxweyne LR.21...
Wafdiga oo uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ay wehliyaan Madaxweyne ku xigeenka Cali Cabdulaahi Xuseen...
Munaasbadaani oo ahey mid si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana lagu dooranayay Guddoomiyaha Dhallinyarada ee Degmada Gaalkacyo...
Ururka shaqaalaha soomaaliyeed waa urur fac weyn oo aan ku soo koobi Karin qoraal kani runtii waxaa la aasaasay bishii...
Xarun loogu talagalay in lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa laga hirgeliyay magaalada Kismaayo. Hirgelinta xaruntan waxaa si wadajir ah...
Munaasabadan oo ay ahayd mid lagu taageerayay Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayna soo qaban qaabiyeen...
Rugta ganacsiga Soomaaliyeed ayaa maanta deeq lacag ah oo logu talagalay dadka abaaraha ay ku dhufteyn ku wareejiyey guddiga Qaranka...
Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdullaahi "Farmaajo" ayaa kulan casho sharaf u sameeyey Xildhibaannada labada aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho