Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017,...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo gacan ka helaya kuwa maamulka Galmudug ayaa howlgallo ka dhan ah Shabaab ka wada...
Allaha u naxariistee waxaa maanta garoonka diyaaradaha Boosaaso laga dejiyay maydka Jeneraal Maxamuud Muuse Xirsi oo horay uga mid ahaa...
Taliyaha booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa kulanka uu la qaatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya waxaa looga hadlay...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadi Madaxweyne Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmaajo’ oo lagu qabtay wadanka Koofur Sudan. Xafladan oo ay kasoo...
la-taliyihii dhinaca amniga ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa iska casilay xilka wax ka yar bil kaddib markii lagu eedeeyay...
Waxaan ku lugeynayay Waddada hor marta Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho, waxayna aheyd goor subax aroorye hore ah, aniga oo...
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Barri ayaa maanta waxaa lagu wadaa in lagu aaso Madaxweynihii Hore ee Puntland Gen. Cadde...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho