Horjooge ka tirsan maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu dilay deegaanka Ceelgaras oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Horjoogaha la dilay oo lagu...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in howshan maanta lagu qabtay dadaalka ay sameeyeen shacabka iyo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya. Madaxweyne...
Iska horimaad si kama`ah ku dhex martay laba ciidan oo ka wada tirsan Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa waxaa dhaawac uu...
Waxaa la soo gaba gabeeyay shir madaxeedkii 28aad ee IGAD oo maanta si rasmi ah uga furmay Muqdisho. Shirka waxaa ka...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rashmi ah u furay shir Madaxeedka IGAD ayaa sheegay in shirkan uu...
Shirka 28-aad ee Madaxda Wadamada ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa goor dhow ka furmay Hotel Peace ee Magaalada Muqdisho....
Hay’adda Bisha Cas ee dowladda Imaaraatka carabta ayaa deeq hilib ah u qeybisay boqolaal qoysas danyar ah, gaar ahaan dadka...
Madaxweynaha dalka Keynta Uhuru Kenyatta iyo wefdi uu hogaaminayo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka wadamada urur goboleedka IGAD oo maanta...
Ra'iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo ay soo dhaweeyeen mas'uuliyiin uu hor kacayo madaxweynaha dalka...
Muqdisho, 13 September 2016 (Villa Somalia)—- Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu wadaa inay markii ugu...
Guddiga Madaxa banaan ee Dib- u- eegista Dastuurka ayaa Kulan Latashi hordhac ah oo ku saabsan Cutubka Maaliyadda oo la...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada maamulka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa kormeer shaqo ku tegay deegaanno...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Cabdullahi (Abukaate), ayaa ka qaybgalay shirkii labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho