Wareegto uu soo saaray madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeele Cali C/laahi Cosoble, ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay mas'uuliyiin ka tirsan...
Labadii nin ee ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Masjidka Nabigeena Muxamed NNKH ee magaalada Barakeysan ee Madiina ayaa lagu diley...
Ciidanka ammaanka Xuduudaha ee wadanka Suudaan ayaa xiray 115-ruux oo Muhaajiriin ah kuwaasi oo u kala dhashay wadamada Soomaaliya iyo...
Janaraal Raheel Sharif, oo ahaa taliyihii hore ee ciidanka dalka Pakistan ayaa loo magacaabay in uu hogaa,iyo isbaheysi militiri oo Sacuudi...
Munaasabadaan ayaa ka koobneynd Sanadguradii 44aad ee ka soo wareegatay aasaskii Iskaashatooyinka iyo furitaanka Xarunta ay ku shaqaeynayeen oo dib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradooda 47-aad u diray ciidanka hey’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka kaddib munaasabad...
Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobalada Waqooyi ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho waxaana la doortay ilaa iyo Lix xildhibaan, Iyadoo...
Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Gobolada Waqooyi ayaa maanta si rasmi ah ugu bilaawatay Magaalada Muqdisho. Doorashada oo si...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay in Ciidamada Aminiga Sacuudig ay Waqooyiga Caasimadda dalkaasi ee Riyaad ku dileen...
Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa. Sida ay...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khadka taleefoonka kula...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, ayaa maanta ka qeyb...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho