Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xaalad deg deg ah oo...
Talaado-January 10-01-2017--- Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Ibrahim Iidle Suleymaan oo ay wehliyaan Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guleed oo si wada jir ah shir jaraa'id ugu qabtay magaalada Muqdisho isaga...
Warbxin ay soo saartay hay’adda Caalamiga ah ee kormeerka iyo ilaalinta Badaha Sanadkii 2016 kii ayaa sheegtay in afduubkii Markiibta...
Mudane Faarax C/qaadir oo ka mid ah xildhibaannada baarlamanka islamarkaana ah musharax u taagan qabashada xilka gudoonka baarlamanka Federaalka Soomaaliya...
Madxaweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo shir jiraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho...
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaareen Degmada Qandala ee Gobolka Bari....
Xaflad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta iskuulka Hoose, Dhexe ee Dhagax Tuur ayaa xiriirka cayaaraha Cheeska Soomaaliyeed waxaa uu...
Agaasimaha guud ee wasaaradda haweenka iyo xuquuqul Insaanka mudane C/qani Sheekh Cumar oo wareysi siiyay Telefishinka Qaranka "SNTV" ayaa ka...
Tirakoob ay sameysay Wasaradda Qorsheynta dalka Ciraq ayay ku soo banhigtay tirada Haweynka carmalka ah ee dalkaasi , waxayana sheegtay inay...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khadka taleefoonka kula...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, ayaa maanta ka qeyb...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho