Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa hambalyo u diray Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed...
Guddiga doorashada baarlamaanka federaalka ee dalka ayaa ku dhawaaqay doorashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka in uu ku guuleystay Mudane Maxamed Sheekh...
Waxaa la soo gabo gabeeyay codeynta wareegga koowaadee doorashada Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana iminka la guda galayaa...
Waxaa bilaabatay codeynta wareegga koowaad ee doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaana bilaabay Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cismaan...
Waxaa iminka si rasmi ah u bilaabatay doorashada guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah Soomaaliya, waxaana uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Kumeel gaarka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa kormeeray ciidamada Puntland ee howlgallada ka fuliyey degmada Qandala islamarkaana...
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maant lagu wadaa in ay doortaan guddoomiyaha golahaas hogaamin lahaa afarta sano ee soo socota, iyadoo...
Ra’iisul wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa isku shaandheyn shalay uu ku sameeyay golahiisa Wasiirada ayaa waxa uu Wasiirka socdaalka,...
Munaasabad uu xilka kula wareegayay guddoomiyaha degmada Hiliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta lagu qabtay xarunta degmada, halkaasi oo...
Muqdisho,10 January 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khadka taleefoonka kula...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Ali Haji Adam Abubakar, ayaa maanta ka qeyb...
Shirka Golaha Wasiiradda Xukuumadda JFS oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu meelmariyay hawlo qaran oo muhiim...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho