Wareegii labaad ee doorashada labada guddoomiye ku xigeen ee golaha shacabka ayaa bilaabatay kadib markii la soo gabagebeeyay wareegii koowaad...
Natiijada codadkii laga dhiibtay doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa lagu dhawaaqay, iyadoo ay kala heleen; xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad...
Afartii musharax ee ku loolamaysay xilka guddoomiye ku xigeenka golaha shacabka ayaa natiijadii ay ku dhawaaqay guddiga qaban qaabada doorashada...
Taliyaha Ciidanka Boliiska ayaa Leyla saraakiil u dalacsiiyey Askarta Jaamiciyiinta ee ku jirta dugsiga tababarrada ee Jeneraal Kaahiye, munaasabaddaas oo...
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha shacabka ayaa hadda soo gabagebeeyay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan...
Waxaa soo dhamaatay codeynta, waxaana la galayaa tirinta codadka ay dhiibteen xubnaha golaha shacabka Soomaaliyeed, iyadoo lagu bilaabay tirinta santuuqa...
Doorashada guddoomiye ku xigeenada 1 aad iyo 2 aad ee golaha shacabka ayaa ka bilaabatay xarunta golaha ee magaalada Muqdisho,...
Xarunta golaha shacabka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhow hadii alle idmo, waxaa ka bilaaban doonta doorashada guddoomiye...
Madaxweynaha dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ugu hambalyeeyay xilka markale afarta...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...
Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa khadka taleefoonka kula...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho