Furitaan tababarkaan sare u qaadidda aqoonta howl-wadeenada garsoorka dalka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, xubno...
Wasiirka arimaha dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu , ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go'an tahay in uusan...
Maamulka Gobolka Banadir ayaa ka hadlay xubnaha lagu kordhiyey aqalka sare ee Dowlada Soomaaliya waxaana ay cadeeyeen mowqiifkooda ku aadan...
Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa muddo dheer ka dib waxaa ka bilowday dhaqdhaqaaq ganacsi, ka dib markii todobaadkan ay...
Xaaladani oo ah mid aan horay loo arag waa nin maalintiina mu,adin ah habeenkiina fanaan ah. Axmed Toozir waa nin...
Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Yemen, Danjire Abdullahi Hashi Shuriye ayaa warqadaha aqoonsiga danjiranimo u gudbiyay Madaxweynaha...
Doorashadii Xubnaha aqalka Hoose ee Gobolada W/Galbeed ee ka socotay Xarunta Gaadiidka ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa maanta ku guulaystay...
Xeer Ilaaliyahii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntlabad C/kariim Xasan Fardhiye ayaa goor-dhow lagu dilay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka...
Gaba-gabada Tartanka Kubadda Koleyga gabdhaha ee Maamul-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee sida habsamida leh uga socda Magaalada Garoowe ayaa waxa uu...
Wada hadallo socday dhowr saacadood oo u dhaxeeyay Hoggaamiyayaasha Mucaaradka iyo Maxaweeyne Joseoh Kabilaa ee dalka jamhuuriyadda Demoqraadiga ee Congo...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho