Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Bekos oo ka qayb galaya shir looga hadlayay kaalinta...
Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa maanta sideed kamid ah wasiirada dalalka Afrika waxaa uu kula kulmi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in kooxaha argagixisada guuldarrooyin culus oo ku habsadey awgeed ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen "Odowaa" oo ay wehliyaan saraakiil ciidan iyo guddoomiye...
Xafllad si heer sare ah Maamulka Jaamacadda SIU usoo qabanqaabiyay ayaa maantay lagu qabtay Muqdisho. Xafladaan oo ay kasoo qayb...
Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed, taasoo la doonayay in...
Gudoomiye Ku Xigeenka kowaad ahna ku xigeenka Maamulka iyo MaalIyadda ee Mamulka Gobolka Banaadir Mudane Ismaacil Macalin Cabdi Guure, Xildhiban...
32 qofood oo rayid u badnaa ayaa ku geeriyootay laba qarax oo barqanimadii maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo tiro...
Xafiiska Siyaasadda Qaramada Midoobay ee UNSOM, ayaa cambaareeyay qaraxyadii mataanaha ahaa ee maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada Gaalkacyo...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa guddoomiyay shir muhiimaddiisu sarreyso oo lagaga arrinsanayay...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed munaasabadda 82-guurada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho