Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Fedraalka Soomaliya Mudane Xidhibaan Cabdirxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ku sugan Magalada Cadaado ayaa maanta la...
Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa ku qabtay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho shir caalami ah 13 – 15 ka August 2016. Shirka...
Gudoomiyaha degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhexe ayaa maanta xarigga ka jaray suuq laga hirgeliyay magaalada Warshiikh. Munaasabaddi lagu furayay suuqaasi...
Mudanayaasha Baarlamaanka ayaa maanta xaruntooda magaalada Muqdisho ku kulmaya, iyagoo la filayo in ay ku soo dhameystiraan hawlaha horyaalla.Ee ka harsan...
Orodyahanka Maxamed Daa'uud Maxamed oo Dalka Somaliya uga qeybgalaya tartanka Olombikada ee Ciyaaraha fudud ee ka socda Magaalada Rio de...
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay hay'adaha Qaramada Midoobey ee fadhigoodu...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo uu wehelinayo taliyaha ciidadamada booliska Soomaaliya Maxamed Sheekh Xasan...
Wargeyska Daily Telegraph ee ka soobaxa dalka Britain ayaa sheegay in xildhibano ka tirsan Barlamaanku ay doorteen qadashada tababar ku...
Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed, gaar ahaan Danab ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Sunguuni ee gobolka Jubadda dhexe, waxayna ku...
Rabshado lagu boobayo goobaha ganacsiga Soomaalida ee ku yaalay xaafadda Strand ee hoos timaado magaalada Cape Town ee Dalka Koofur...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 21-kii Diseembar 2025 fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhan ah khawaarijta, kaas oo ka dhacay...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho