Abbaarihii tobankii fiidnimo (10:00 PM) ee xalay ayaa niman wejiyada soo xirtay waxa ay weerar ku qaadeen maqaayad lagu qaxweeyo...
Munaasabada oo lagu xusayo maalinta Naafada Aduunka oo ku beegan 3-December ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb galaya...
Mogadishu, 03 December 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa damaashaadka Xeebta Liido ee degmada C/casiis, halkaasi oo ay maalinta Jimcaha ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo maanta kulan kula qaatay magaalada Kismaayo Xildhibaannada labada Aqal ee...
Muqdisho, December 2, 2016 - In ka badan 27 xubnood ayaa kasoo qeyb galay tababar socday afar cisho oo looga...
Qaybo badan oo ka mid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa ku dhuftay Abaaro baahsan kuwaas oo ay ku nafwaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed,...
Boqorka Wadanka Malaysia Sultanate of Kedah ayaa maanta warqadii danjirenimo (credential letter) ka guddoomey Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Malaysia...
Munaasabadaan oo lagu maamuusayey Dhalashadii Nabigeena Muxumed (N.N.K.H) ayaa lagu qabtay Deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud Bulshada Deegaanka oo isugu...
Doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya ee ka socota magaalada Cadaado ayaa waxaa maanta lagu tartamay hal kursi, kaas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda aanu...
RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo safar shaqo ku jooga Yurub...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa loo aqoonsaday dalka sameeyay sare-u-kaca ugu weyn adduunka ee dhanka dib-u-habeynta xeer-nidaaminta Isgaarsiinta, sida ku cad Tirakoobka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa kormeer ku tegay qaar ka mid ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho