Wasiiru Dawlaha Madaxatooyada Koofur Galbeed Maxamed C/laahi Mursal ayaa Maanta Dhalinyaro iyo ururo Bulsho oo ku dhaqan magaalada Baydhabo Laqaatay...
Warbixin lagu qoray wakaalada wararka ee AP ayaa lagu sheegay in Militariga Mareykan kordhin doono Taageerada iyo Xoojinta dhinaca Militariga...
Shirkan oo looga hadlayo xaaladaha abaaraha ka jirto dalka Soomaaliya isla markaana diirada lagu saari doono sida ugu haboon ee...
Soomaaliya ayaa ka qayb gashay soo bandhigida Dal waliba waxa uu soo saaro, kaasi oo lagu soo bandhigay dalka Isutaga...
Xafladii ugu weyneyd ee ka dhacda dalka Maraykanka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, iyadoo xafladasi ay ka soo qeyb galeen...
Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa kulan sagootin ah loogu sameeyay dhallinyaro loo diyaarinayo in ay ka howl...
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay gaari ay saaranyihiin walxaha Qarxa kaas oo ay ku...
Cali Xuseen Ibraahim "Cali Kaba qori” Guddoomiyaha rugta ganacsiga Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay sameynayaan guddi soo qiimeeya qasaaraha dhabta...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka uu si rasmi ah u furi...
Boqolaal Soomaali ah ayaa soo buuxdhaafiyay goob lagu qabanayay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho