Muqdisho 15 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la...
Munaasabadan loogu dabaal degayay 52 guurada ka soo wareegtay aas aaska ciidanka badda Soomaaliya oo ku beegan 10-kii bishan ayaa...
Taliyaha ciidanka Cirka Soomaaliyeed ayaa hambalyo ku aadan munaasabad 57 guuradii ka soo wareegatay aas aaska ciidanka cirka oo ku...
Waxaa sii kordhaya tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanada hoos yimaada Degmada Wanla weyn...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa qaabilay wefdi ka socda dowladda Maser oo soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo ah oo ay uga...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo ay kaga doodayeen Miisaaniyadda 2017,...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo gacan ka helaya kuwa maamulka Galmudug ayaa howlgallo ka dhan ah Shabaab ka wada...
Allaha u naxariistee waxaa maanta garoonka diyaaradaha Boosaaso laga dejiyay maydka Jeneraal Maxamuud Muuse Xirsi oo horay uga mid ahaa...
Taliyaha booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa kulanka uu la qaatay danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya waxaa looga hadlay...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho