Wasiirka wasaaradda caddaaladda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) ayaa maanta dhagax dhigay Dugisga Xabsiga dhexe ee Xamar,kaasoo loogu...
Dood Cilmiyeed ku saabsan sida loo xoojin karo Bangiyada Soomaaliya isla markaana ay bangiyada dalka Kenya maalgashi ugu sameyn karaan...
Warbixin ay soo saartay Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxa ay ku sheegtay in ciidamada Kenya ay...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md: Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray sida loo qeybinayo Raashin gargaar ah oo la gaarsiiyay qaar ka...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa safar caafimaad ugu maqan dalka Hindiya halkaas oo uu todobaadkii tagey...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa maanta la filayaa in uu soo bandhigo qorshe uu doonayo in uu dalka ku...
Donald Trump ayaa si rasmi ah loogu doortay in uu noqdo musharaxa xisbiga jamhuuriga ee doorashada soo socoto bisha November...
Taliyaha Cusub ee Ciidanka Sirdoonka iyo nabadsugida Qaranka ee gobolka Shabeellaha dhexe Dhame Cabdulqaadir Cabdullaahi Xaayoow ayaa si rasmi ah...
Kulan ka tirsan tartanka kubada cagta ee dowlad goboleedyada iyo maamulada Hiiraan, Shabeelaha Dhexe iyo Benaadir, kana socda garoonka kubadda...
Baydhabo waa xarunta gobalka Baay, Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya waxa ay u jirtaa qiyaastii 250Km, waxa ayna kaga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho