Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ee ku yaala Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa waxaa shalay kormeer shaqo ku tegay Ergayga...
Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa maanlinkii labaad waxaa ka soconaya doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo ammaanka...
Doorashada Madaxtinimada ee dalka Mareykanka Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa ku jira loolankii ugu dambeeyay ee Xilka Madxtinimada, iyadoo ay...
Muqdisho, 08 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka...
Afti Qaran 25 Agoosto 1979 oo lagu ansixiyey Dastuurka Jamhuuriyadda Demoqraadiga Soomaaliya Muddo 3 sano gudahood waxaa lagu sameeyey Dastuurkii...
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Koofur-galbeed Jubba-landa ee ka socotay Baydhabo iyo kismaayo qaybteedii...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa sawirrada doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya oo ah aqalka hoose ee...
Doorashada xubnaha Aqalka hoose ee Baralamanka Soomaaliya u matalaya Dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koofur-galbeed ayaa wali ka socota magaalooyinka Baydhaba...
Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda SONNA ayaa sheegay in xaalad bani’aadanimo oo aad...
Labada mushrarx ee Xisbiyada Dimoqaraadiga iyo kan Jamhuuriga Hillary Clinton iyo Donald Trump ee u tartamaya Madaxtinimada Mareykanka ayaa la...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho