Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub...
Inta badan degmooyinka Gobolka Benaadir iyo qaar ka mid ah gobollada dalka ayaa waxaa laga maqlayay rasaas cirka loo ridayo...
Dhaqdhaaqa Dhalinyaradda Qarannimo ayaa Hambalyo Hawada usoo mariyey Madaxweynaha Cusub ee la doortay Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo. Mudane Madaxweyne kusoo...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland ayaa Tacsi u Diray Ummada Reer Puntland Iyo Shacabka Soomaaliyeed Geerida Ku Timid Madaxweynihii Hore ee...
Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa noqonayo Madaxweynihii 9aad ee Dowlada Soomaaliya kadib markii uu u tanaasulay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Waxaa la soo gabo gabeeyay tirinta codadka wareegga labaad ee doorashada MadaxweynahaJamhuuriyadda, kaasi oo ay ku loola mayaan saddexda musharax...
Waxaa soo dhamaaday wareegii labaad ee Codeynta Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ay isugu soo Hareen Musharixiinta Kala ah Xasan Sheekh...
Afar musharax ayaa u soo gudbay wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, iyagoo ay maanta doorashada ka qeyb qaateen 21...
Waxaa soo dhamaatey Codeyntii doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Wareegiid kowaad waxaana ku tartamay ilaa 21 Musharax oo dhamaantood doonayey in ay...
Doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee afarta sanno soo socota oo lagu wado inay goor dhaw kabilaabato Muqdisho ayaa waxa ay kaga...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...
Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...
RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho