Dadka ku dhaqan magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeellahe Dhexe ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo oo la soo daristay,...
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey ayaa Naftii hallige ka tirsan Shabaab la beegsaday bar koontarool oo ay ciidammada dowladda...
Dadka deegaanka Ceel-baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegay iney ka war heleen maleeshiyada Al-shabaab xalay iney sumeeyeen Ceelashii ay...
Gudoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi iyo Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dawlada Galmudug Cabdiladiif Cabdullaahi Warsame ayaa si wada jir...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyey bilowga doorashooyinka Baarlamaanka oo maanta ka bilowday Garoowe, xarunta...
Magaalada Garowe ayaa maanta waxaa ka billaabatay doorashada xubnaha Puntland u matalaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub, iyadoo wejiga 1-aad...
Howlgalkan oo uu horkacayey Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) ayaa ciidamada Dowladda ee NISA iyo Booliiska oo...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda Hoose ee Xamar ay muddo bil ah mushaaraadkooda ugu deeqeen in ay...
Mogadishu, 05 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka bilaabatay doorashada aqalka hoose, iyadoo Cali Yuusuf Cali Xoosh uu noqday...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho