Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocow...
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa saaka ka bilaabaneysa doorashada aqalka hoose, iyadoo ergooyinka dooran lahaa 12 mudane...
Wefdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraaahim Aadan Cali (Najax) oo ay qeyb ka yihiin Taliyaha qeybta Booliska gobolka...
Maamulka Gobolka Baay ayaa gudaha magaalada ka bilaabay howlo lagu dayactirayo wadooyinka muhiimka ah ee burbursan ee dhex mara magaalada...
Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta...
Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa goor-dhow soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose...
Casharrada laga bartay xilligan waxaa ka mid aha, in musharraxiinta intii doorashada xildhibaannimada ku guuleysatay waxay badankood haddiiba ku biireen...
Magaalada Cabuudwaaq oo shalay uu ka dhacay dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa saaka deggan. C/kariin Axmed Bulxan oo...
Wakiilka Qaramada Midoobeey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa soo dhaweeyay heshiiska nabadeed oo ay kala saxiixdeen madaxda maamullada...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho