Warkan ka soo yeeray dowladda Ruushka ee duqeeymaha ka wadda dalka Suurya ayaa sheegay in Arbacadan maanta ah madaxweeynaha Ruushka...
Hoos u dhaca ku yimid qiimaha kalluunka suuqyada magaalada Muqdisho waxaa sabab u ah cimilada badda oo deggan islamarkaana suurtagal...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talisyada ciidanka qalabka sida ugu baaqay qorista iyo keydinta...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha u qabsoomay iyo halka ay wax...
Ardayda cusub ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartuum waxaa kusoo dhaweeyay uqayb-sanaha Xafiiska Hidaha iyo Tacliinta ee Safaaradda Soomaalida ee...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Dalka Qatar kula kulmay Dhigiisa S/gaas Xamad Bin Jaasim bin Xamad Alathani iyo Ra'iisul wasaaraha...
Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir Dr Cabdirisaaq Axmed Dalmar ahna Dhaqtar ku Taqasusay qaliinka indhaha ayaa dalka Koofur Afrika waxaa uu ku...
Doorashada Golaha Sharcidejinta Qaranka ee 30 Maarso 1964: Doorashooyinkan waxaa lagu maamulay Shargiga Lambarkiisu yahay Lr. 4 ee 22 Jannaayo...
Dooni wadday ku dhowaad 50 qof oo isugu jira caruur, haween iyo dad waayeel ah ayaa habeenimadii xalay ku soo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dallka Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa maanta kormeer ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yeman u fadhiya Soomaaliya,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimaha Guud,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho