Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump ugu hambalyeeyay doorashada...
Wajiga labaad doorashooyinka Xildhibaanada aqalka hoose ee ka biloway magaalada Kismaayo ayaa la soo gabagabeeyay goor dhow qeybtii hore, iyadoo...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa maanta boqolkun oo dollar ku wareejiyay maamulka...
Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka socoto Caasimadda Maamul-goboleedka Hirshabeelle ee Magaalada Jowhar. Doorashada Aqalka sare...
Doorashadii Xubnaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ka bilaabatay Caasimadda Dowlad-goboleedka Hirshabeelle ee magaalada Jowhar. Doorashada Aqalka...
Donald Trump ayaa ku guuleystay Xilka Madaxtinimo ee dalka Mareykanka oo helay codad dhan 276- iyadoo laga rabay oo kaliya...
Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab ee ku yaala Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa waxaa shalay kormeer shaqo ku tegay Ergayga...
Magaalooyinka Baydhaba iyo Kismaayo ayaa maanlinkii labaad waxaa ka soconaya doorashooyinka Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo ammaanka...
Doorashada Madaxtinimada ee dalka Mareykanka Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa ku jira loolankii ugu dambeeyay ee Xilka Madxtinimada, iyadoo ay...
Muqdisho, 08 November 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...
Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho