Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa lagu soo waramayaa in ay ka bilaabatay diiwaangalinta iyo sharciyaynta ergooyinka ansixinaya xildhibaanada...
Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Kulankan lagu taageerayay sidii loo xaqiijin lahaa Qoondada haweenka ee ka qeybgalka siyaasada Soomaaliya ayna ka qeybgaleen Mas'uuliyiin ka tirsan...
Maamulayaaha Dekedaha labada dal Jabuuti iyo Azerbaijan ayaa kala saxiixday heshiis dhigaya inay iska kaashadaan horumarinta Ganacsiga Badda ee Dekedahooda....
Mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgalay Kulan lagu soo dhaweynayay laguna taageerayay danjiraha QM u qaabilsan arrimaha...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Cadaado saxafadda ugu soo bandhigay haweeney Kenyan ah oo xalay ciidamada Nabadsugiddu hawlgal ku soo...
Munaasabadan xariga ay uga jareysay Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar xaruntii Hanuuninta dadweynaha ee Hobolada Qaranka ay ku...
Kulan kama dambeysta ah ee koobka Jarenaal Daa’uud oo galabta wada cayaareen Naadiyada LLPP Jeenyo iyo Banadir ayaa waxaa ka...
Wasiirka Maaliyada Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ka furay shir looga hadlayo Kobcinta Dhaqaalaha Koonfur Galbeed ee dalka. Kulanka...
Dhalashadii Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dhismihii Golihii Sharcidejinta Soomaaliya. Gobolladii Woqooyi Dalka Soomaaliyeed ee loo yiqiin “British Somaliland” oomadaxbannanidiisa helay...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho