Madaxweynaha J. Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha wasaaradda Maaliyadda oo ka kooban dhowr dabaq oo si...
Gudoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan "Jawari" oo magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Qadar u fadhiya dalkeena Soomaaliya...
Kulan looga hadlayay sida ugu haboon ee ganacsatadu u xisaabin lahaayeen hantidooda si ay u bixiyaan Sakada ayaa maanta lagu...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ee Dawlada Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Cali Qoloocaw oo Safarkiisa ay ku wehelinayeen...
Safiirka Dawladda Jabuuti u fadhiya Muqdisho Amb: Aaden Xasan Aaden oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka ayaa Maanta gaaray...
Safiirka Dowladda Jabuuti ee Soomaaliya Aadan Xasan Aadan ayaa u sheegay wariyayaasha isagoo ku hadlaya codka dowladdiisa in ciidamadooda jooga...
Wasiirka Gashaandhiga xukuumada federalka ah ee Soomaaliya mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa sheegay in ay qasab tahay in ay...
Ciidamadda Ammaanka Qaranka ayaa Xalay Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir ku toogatay Mid kamid Maleeshiyaadka Kooxda AL-Shabaab oo Sargaal ka tirsan...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, "Yuusuf-dabageed" kadib wareegta ka soo...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho