Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe ka bilaabatay xafladda Caleemo saarka Madaxweynaha maamulka Cusub ee Hirshabeelle...
Mogadishu, 22 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Mas’uuliyiin ka tirsan degmooyinka Deyniile, Hodan iyo Kaxda ayaa maanta daahfuray mashruuc wacyigelin ah oo laga hirgelinayo xerooyin Barakac oo...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta...
Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in doorashooyinka ay ku dhci doonaan waqtigii loogu talagalay, haatana ay socdaan u diyaar garowga...
Qaban qaabada munaasabad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub iyo ku-xigeenkiisa ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa inay...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuuloyinka Sabiib, Caanoole iyo Beleda-Amiin oo hoostaga degmada Afgooye...
Madaxweynaha Maamul-goboleedka hirshabeelle Mudane Cali Cabdulahi Cosoble oo ay wehliyaan qaarka mid ah Xildhibaanada iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa maanta...
Maleeshiyaad ka tirsan kooxda al-shabaab ayaa Miinooyin ku qarxiyay Ceelashii biyaha ay ka cabi jireen Dadka iyo Xoolaha Deegaanka Ceel...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u jeediyay khudbad uu kaga hadlay xaaladda dalka, gaar...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Jean Chrysostome Ngabitsinze, Kaaliyaha Xoghayaha...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran u soo dhaweyneysaa go’aanka Mareykanku uu sannad kale ugu cusbooneysiiyey maalgelinta Xafiiska Taageerada Qaramada...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho