Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegay in ay wadaan howlgallo lagu furayo waddooyinka ay xireen malleeshiyada Al-shabaab...
Horjooge sare oo ka tirsanaa kooxda mintidiinta ah ee Xisbullah oo magaciisa lagu sheegay Mustafa Badreddine. ayaa lagu dilay duqeyn...
Shir looga hadlayo sidii shaqooyin loogu abuuri lahaa dhalinyarada ururka Jaamacadda Carabta uga furmay magaalada Kasabalanka ee dalka Maroco. Danjiraha...
Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay weerarkii dhawaan lala eegtay saldhig kooxda Shabaab ay ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha...
Taliyaasha ciidamada Asluubta Bada iyo Cirka ayaa maanta booqdey dugsiga tababarka ee Generaal kaahiye oo tababar ugu socdo ciidamo ka...
3-dan ruux waxaa la dilay markii gaarigooda la xabadeeyey meel u dhow Kaxan dhale ee gudaha dalka . Dambiilayaashii falka...
Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) waxa uu berri ku saabsan yahay howsha...
Xubnaha golaha wasiirada ee xukumadda federaalka Soomaaliya oo manta kulan ku yeeshay magalaadda muqdisho ayaa ku anxisiyey sharciga lagu dhisayo...
Kampala, 12 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta madaxda caalamka kala qeybgaley xafladda caleema...
Ciidanka xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa howalgalo balaaran waxay ka wadaan gobalka Shabeelaha Hoose. Howlgaladaan ayaa waxaa barbar...
RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...
RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho