Warbixin lagu daabacay wargeyska Daily Nation ee ka soo baxo dalka Kenya ayaa lagu sheegay in wasaaradda arimaha gudaha dalkaas...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda dalka Maraykanka John Kerry ayaa sheegay inuu si weyn uga walaacsan yahay go’aanka dawladda Kenya ay ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo oo ku sugan magaalada Kampala ee xarunta dalka...
Munaabadaan ayaa Ciidamada Talyaaniga oo qaybka ah kuwa Midowga Yurub ee tababbarada siiya ciidanka xooggga dalka waxaa ay deeq isugu...
Kulan ay duubabka Dhaqanka iyo Haweenka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ay ku yeesheen Jowhar ayay ugu wada hadleen sidii...
Shirkan looga hadlayay horumarinta bii’ada oo ay soo qaban qaabisay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka bii’ada ayaa diiradda lagu saaray...
Faah faahino dheere ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay ciidamada xoogga dalka ka sameeyeen deegaanka Ceel Timir ee duleedka...
Dibad baxaan looga soo horjeeday ganacsatada magaalada Beledweyn iyo qiimo koror ku yimid qiimaha lagu sarifto lacagaha Qalad oo laga...
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Geed Timir...
Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen guddoomiyaha...
RADIO MUQDISHO(JABUUTI):-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya Cali Cabdi Maxamed, ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Prof. Salim Caliyow Ibrow, ayaa si faahfaahsan uga...
RADIO MUQDISHO(LONDON):-Magaalada London ee Caasimadda Dalka UK waxaa xalay lagu qabtay munaasabad si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo...
RADIO MUQDISHO:-Soomaaliya ayaa ku biirtay dhoolatus ballaaran oo ay wadajir u sameynayaan ciidamada badda dalal dhowr ah, kaas oo ujeeddadiisu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho