Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu gudbineynaa shaxda wareegga saddexaad ee tartan cilmiyeedk Warbaahinta Qaranka, kaasi oo ay isugu soo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii iyo...
Saraakiisha Booliiska dalka Talyaaniga ayaa shaaciyay inay magaalada Roma ku xireen nin Soomaali ah, oo looga shakiyay inuu ka mid...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Burci Maxamed...
Afhayeenka wasaaradda Amniga xukuumada Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shukri oo warbaahinta kula hadlay Hotelka Naasahablood 1 oo Argagixisadu galabnimadii Sabtida ay...
Waxaa la xaqiijiyay Allaha u naxariistee geerida Wasiiru Dowlihii Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ee Arimaha Bay’adda Burci Maxamed Xamza. Allaha u...
Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo...
Maxkamad ku taalla magaalada Bristol ee dalka Britain ayaa xabsi daa’in ku xukuntay wiil Soomaali ah oo lagu helay danbi...
Munaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeybgashay shir madaxeedka Africa Forward Summit, oo qayb ka ah Shirka Horumarinta Iskaashiga Afrika iyo...
Xeebta Baraawe waxay xambaarsantahay saakay muuqaal ka hadlaya nolol, halgan iyo rajo. Wiil yar oo garanaya qiimaha nolosha ayaa badda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho