Wafdi oo uu hor kacayo wasiirka Arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Odowaa oo habeenimadii xalay ahayd gaaraydalka...
Shir caalamiga ah oo ay isugu yimaadeen dhalinyo ka kala socota wadamada caalamka islaamka ayaa lagu qabtay dalka Turkiga, kaas...
Tirada dadkii ku dhintay dhul-gariirkii Talyaaniga ayaa korortay taas oo hadda gaartay 247 ruux, iyadoo boqolaal kale ay ku dhaawacmeen,...
Kooxo ku hubeysan bastoolado ayaa xalay nin ganacsade ah waxaa ay ku dileen xaafadda islii ee magaalada Nairobi ee dalka...
Allaha u naxariistee sareeyo guud Maxamed Cali Samatar oo ahaa Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya, xilal kala duwana ka...
Saraakiisha dalka Philippine ayaa aaminsan in ay soo saareen luulkii ugu weynaa caalamka kaas oo culeyskiisu dhan yahay 34kg ama...
Maanta ayaa sida uu qorshuhu yahay waxaa magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameyn doonaa AUN sareeyo guud Maxamed Cali Samatar...
Wafdi oo uu hor kacayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo habeenimadii xalay...
Kulankii ugu horreeyay ee ay yeeshaan guddiga heerka wasiir ee u xil saaran maareeynta siyaasadda tahriibka ayaa lagu qabtay xafiiska Ra’iisul...
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa manta ka qeybgalay qalinjebinta arday gaareysay kumanaan oo ay u...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....
Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho