Wasiirka arrimaha dibadda Britain Phillip Hammond iyo Madaxweynaha Kenya ayaa ka wadahadlay ammaanka iyo xaaladda Dalka Soomaaliya, kadib markii ay kulan...
Wafdi balaadhan uu hoggaminayo, Ra’isal wasaare kuxigeenka Dawlada Federalka Soomaliyeed, ayaa ka qayb-galay, kalfadhigii 19aad ee Gollaha caalamiga ee Bahwaynta...
Shir looga doodayo Hindise sharciyeedka Mabaadi'da Jinsiga ayaa maanta Baydhabo uga furtay Haween ka kala socday Gobollada iyo Degmooyinka maamulka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Xoghayaha arrimaha dibadda Britain Phillip Hammond iyo Madaxweynaha Kenya oo kulan ku wada qaatay magaalada Nairobi ayaa ka wada hadlay...
Xeer beegtida Minneapolis ayaa waxa ay dembi ku heleen seddax wiil oo ay ku eedeeyeen inay taageerayeen dagaalyahano ajaaniib ah...
Madasha Hoggaanka Qaranka Soomaaliyeed WAR-MURTIYEED: Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016....
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa maanta si...
-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Turiga ayaa si wadajir ah xarigga uga jaray dhisamaha cusub ee Safaaradda Turkiga uu ka furanayo Soomaaliya....
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho