Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro Cumar Xasan oo ay wehliyaan Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta...
Kulankaan Baarlamaanada Afrika oo ka furmay xaruntooda magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ayaa socon doona muddo todobaad ah waxaana...
Waa Todoba Carruur ah oo ka kooban afar gabdhood iyo sedax wiil waxa ay deganyihiin oo ay ku nool yihiin...
Munaasabadaan oo ahayd mid qalab Ciyaaraha lagu guddoonsiiyey Gabdhaha Kubadda Koleyga Lix Degmo oo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir...
Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Badroolka xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Ciyaar yahannadii kala duwanaa ee u ciyaari jiray Wakaaladdii...
Ciidamada Booliska dalkaas gaar ahaan kuwa rabshadaha ka hor tagga ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa waxa ay u adeegsadeen dadka...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay xilli ay booqatay cusbitaalka guud ee magaalada beydhabo in...
Mudaneyaasha baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta ku shiraya xarunta golaha shacbiga ayaa la filayaa inay hor yimaadaan wasiirka amniga gudaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu...
Wasaaradda Maaliyadda ee maamul goboleedka Puntland iy Laanta Ilaalada Wadooyinka ee Taraafikadda ayaa maanta magaaladda Bosaso uga dhawaaqay inay dhammaan...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...
Wafdi heer sare ah oo ay qeyb ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow gaaray Caasimadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho