Madaxweynaha dalka Iran Hassan Rouhani iyo isbaheysigiisa ayaa ku guuleystay 15 ka mid ah 16 kursi ee magaalada Tehran, doorashadii...
Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo ay wehliyaan guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamulka iyo...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmad Hagar-dabo Geed, oo kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha iyo wax garadka ku dhaqan...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa maanta waxaa uu xadhigga ka jaray waddo...
Iyadoo todobaadkii hore weerar loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsi lagu barto qur’aanka kariimka ee ku yaala magaalada Minneapolis...
Tababarkan uu maanta taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed u furay 40 ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska, gaar ahan taliyeyaasha saldhigyada booliska...
Guddoomiyaha degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, C/laahi Cali Watiin, oo la hadlay barnaamijka faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho...
Shirkan deg degga ah ee ay isku yimadeen xubnaha golaha Wasiirada ee Xukumadda Soomaaliya ayaa looga hadlayey dar-dar galinta aminga...
Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa...
Col. Bishaar Abshir Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegay gobalka Hiiraan magaalo madaxdiisa Beledweyne ayaa dib...
Guddoomiyaha Gobolka Meru Mutuma M'Ethingia iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya ee...
Kulanka Golaha Wasiirrada Boqortooyada Sacuudiga, oo uu shir-guddoominayay Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Aala Sacuud, ayaa si cad u muujiyay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...
Wafdi heer sare ah oo ay qeyb ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow gaaray Caasimadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho