Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa waxa ay howllo lagu baacsanaayo nabad diidka Al-shabaab...
Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa dib uga bilowday dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo wada daga...
Wafdi balaaran oo uu Hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Sareeyo Gaas Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini oo ay wehliyan Taliyaha Ciidanka Xooga iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta madaxtooyada warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjireyaasha dalalka Jamhuuriyadda Korea...
Shirkan oo ay so agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul aadanaha Xukuumadda soomaaliya, isla markaana uu shir guddoomninayay Ra’iisul wasaare ku-xigeenka...
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan gobolka Shabeelaha dhexe oo dhawaan si buuxdo ula wareegay guud ahaan degmada Aadan Yabaal...
Munaasabad darajooyin ciidan loogu xirayay Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo Guddoomiyaha darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida...
Tabanbarkani oo soconayay saddex maalin ayaa maanta loo soo gabangabeeyay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Dastuurka iyo Gudiyada qaabilsan...
Kulankan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte looganaha hadlayay horumarinta ciidanka...
Xaflad si quruxbadan loo soo agaasimay oo lagu maamusayay 43 sano guuradii ka soo wareegatay xilligii la aas aasay Ururkii...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day)...
Hadal-jeedinta Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee xaaladda guud ee dalka, doorashooyinka qof iyo cod ee sida nabadda ah...
RADIO MUQDISHO:- Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta shir guddoomiyay kulan laba geesood ah...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xildhibaanno, iyo shacabka ku nool magaalada Baraawe ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho