Guddoomiyaha Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Mudane Ismaacil Macalin Muuse, Guddoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo Amniga ee Gobalka Banaadir,...
Guddoomiyaha magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay C/llaahi Watiin oo la Hadlay Radio Muqdisho ayaa Faah faahiyay howlgallo Lagu soo...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sareeya Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ahna guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Puntland...
Wasiirka caafimaadka ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta dhagax dhigtay qeyb cusub oo gurmadka deg deg...
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Xasan ( Nuux ) ayaa maanta...
Dowladda waqooyiga Kuuriya ayaa mar kale ridday gantaal nooca riddada gaaban ee balastiga ah, kuwaasoo lagu tuuray bariga xeebaha bada ee...
Hay’adda Somali Relief network of North America ayaa deeq hilib ah oo 25 neef oo xoolo ah ugu deeqday labo...
Kulan looga hadlayay biyo la'aanta ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa maanta ka dhacay magaalada Beledweyne. Kulankan ...
Kulankaan oo qeyb ka ah kulamo looga hadlayo qorsheeynta qaran ee dalka oo ay gar wadeen ka tahay wasaarada qorsheeynta...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho