Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, kulankaas...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxa ay sheegayaan in caawa galbeedka magaalada uu ka socdo dagaal xoog...
Shirkan maanta Cadaado lagu soo gabangabeeyay ee looga hadlayay midaynta siyaasadda dawladaha hoose ee dalka ayaa ahaa midkii sadexaad oo...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo dhawaysay dadaalada Boqortooda Sacuudi Arabiya oo ku aadan u adeegista arrimaha Xajka iyo booqashada goobaha xurmada...
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio...
Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Prof. C/lahi, Sheekh Cali "Qalloocoow" ayaa magaaladda Qaahira ee dalka Masar uga...
Tababar ku saabsanaa dib u eegidda dastuurka ayaa loo qabtay xubno ka socday ururada bulshada rayidka ah kaasoo ay soo...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Mohamed Jamacayaa magaalada Livinstone ee dalka Zambia uga qeyb galaya shirka 2-di Sanaba Mar...
Muqdisho, 19 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...
Golaha ammaanka ee qaramada midoobay oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...
Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdullahi Xuseen Cirro ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlay amniga Gobolka Baay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho