Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta xafiixkiisa ku qaabilay duqii hore ee magaalada Muqdisho, isla markaana horey...
Boqalaal Dadweynaha ah oo ka kala yimid xaafadaha magaalada Muqdisho, isla markana ku labisan dareeska Calanka Jamuuriyadda ayaa waxaa ay...
Mogadishu, 07 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sida loogu damaashaado Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho. Sawir Qaade:-...
Maamulka degmada Tiyeegloow ee gobolka Baay ayaa faah faahin ka bixiyay ammaanka oo ay sheegeen in uu yahay mid wanaagsan,...
Webiga Shabeelle ayaa tuulooyin dhanka bari kaga beegan magaalada Jowhar oo qiyaastii u jirta in ka yar labo km, ka...
Guddoomiyihii Hore Ee Maxkamadda Sare Ee Dalka Abuukaate Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf ayaa Sheegay in uu Aqbalay Go’aankii Madaxeynaha Soomaaliya....
Maleeshiyaad horay uga tirsanaa Al-shabaab ayaa ka Qalin-jabiyay xarunta Dhaqan-celinta Baydhaba ee Dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya, kaddib markii ay dhameysteen...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda JFS mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa shaaca ka qaaday in dhowaan la bilaabayo mashruuc cusub oo...
Barnaamijka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha mudane Maxamed...
RADIO MUQDISHO:-The Federal Government of Somalia reaffirms its full respect for the constitutional rights of citizens to peaceful assembly, expression,...
RADIO MUQDISHO:-Musharrax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho