Muqdisho Shirkada Spectrum ASA waxay si guul ah kusoo gaba-gabeysay xog uruurintii (2D seismic data) dhul badeedka Koonfurta Soomaaliya. Waxay...
Digreetan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa xilka looga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare...
Beeralayda Gobolka Shabeelada Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in la filayo in wax soosaarkii beeraha ee Gobolka uu kordho, xilli webiga...
Tartankan kubadda cagta oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda City ayaa waxaa uu socday muddo bil,waxaana loo qabtay dugsiyada sare...
Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu waadaa in maanta ay markale ka doodaan hannaanka doorasho ee sanada 2016-ka oo uu...
War Qoraal ah oo kasoo baxay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo caawa la soo gaarsiiyay Warbaahinta Qaranka ayaa lagu...
Kulanka baarlamaanka ee maanta oo uuu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaanadu waxa ay...
Wararka laga helaayo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in cutubyo ka tirsan Ciidamada Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed...
Wasiirka kalluumesiga iyo kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Caymooy ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay mas’uuliyin...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Dhexe Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo ka hadlay howlgalka ka dhanka Kooxda Nabad diidka ah ee...
RADIO MUQDISHO:-The Federal Government of Somalia reaffirms its full respect for the constitutional rights of citizens to peaceful assembly, expression,...
RADIO MUQDISHO:-Musharrax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho