Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed sareeyo gaas, Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo howllo shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa booqday...
Wasiirka Wasaarada maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Farkeeti ayaa xalay ka qayb galay dood ku saabsan shaqo...
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Degmada Jalalaqsi iyo deegaanada hoosyimaada, kaasi oo...
Shirka Barlamaannada Afrika oo Magaalada Johannseburg ka furmay ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax ay ka mid ahaayeen madaxweynihii hore ee...
Shirka maalinta Xorriyadda Saxaafadda adduunka, ayaa lagu soo gabagabeyeey magaalada, Helsinki ee waddanka Filand, iyadoo ay ka qeyb-galeen masuuliyiin ka socotay...
Isku soo baxaan oo ahaa mid lagu taageerayay howlgallada ciidamada nabad sugida iyo booliiska galmudug ay kula dagaallamayaan jidgooyooyinka sharci...
Muqdisho- 04 May 4, 2016-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayey guddoomiyaha...
Doodda ku saabsan qorshaha Xukumadda ee doorashiinka la filayo in sanadkaan ay ka dhacan Soomaaliya oo barlamaanka u soo gudbiyey...
Waddooyinkan isku xira laamiga hor mara Isbitaalka Digfeer iyo tan wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho oo xirneyd, islamarkanaa si sharci...
RADIO MUQDISHO:-The Federal Government of Somalia reaffirms its full respect for the constitutional rights of citizens to peaceful assembly, expression,...
RADIO MUQDISHO:-Musharrax Madaxweyne, ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe, xildhibaanno iyo wasiirro ka tirsan XFS ayaa ka codeeyay magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Shacabweynaha deegaannada Koonfur Galbeed waxaa si rasmi ah saakay uga bilowday doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golaha...
RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Shacabka deegaannada Koonfur Galbeed ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta loo asteeyay, si ay uga qayb galaan doorashada golayaasha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho