Wefdi ka socda dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool, iyadoo halkaasi maanta tababar...
Jaaliyada Soomaaliyeed ee Ku dhaqan magaalada London ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyey Wakiilka cusub ee dhawaan Wasaaradda Warfaafintu...
Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaaliya, Gudoomiyaasha Barlamaanada Galmudug, Jubbaland, Koonfurgalbeed, maamulka gobolka benaadir Fanaanin, ururrada bulshada...
Wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay ka qeybgalay munaasibad qeyb ka aheyd xuska sanad guuradii 46...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar...
Taliyaha ciidanka Booliska Somaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa kormeeray Saldhiga Booliska Baladweyne, halkaasi oo uu kula kulmay...
Xaflad ballaaran oo ay ka qeybgaleen Madax ka kala socota Bankiga Horumarinta Islaamka, Ururka Iskaashiga Islaamka, wakiillo ka socday hey’ado...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka...
Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa tababar u soo xiray lix sarkaal oo ka tirsan...
Horjooge sare oo ka tirsan maleeshiyaadka ayaa la diley isaga iyo 10 kale oo kamid ah kooxda Alshabab kadib markii...
Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho