Ciidamada dowladda Yemen oo ay taageerayaan ciidamada isbaheysiga ayaa qabsasaday magaalada dekadda ah ee Mukalla iyo xarunta ugu weyn ee...
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaadday in dhawaan ay Muqdisho ka hirgalin doonto mashruuc lagu dhisaayo ku dhawaad 10 Kun...
Qoysas ka soo barakacay colaado ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa soo gaaray duleedka magaalada Muqdisho...
Aqoon isweydaarsi ku saabsan xaquuqda carruurta ayaa waxaa ka qayb galay qareeno culimaa’udiin, waalidiin iyo mas’uuliyiin kale waxaana soo xiray...
Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka benaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudane Maxamed Axmed Yabooh ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta Degmooyinka Dharkenley, Wadajir...
Shirkan oo socon doona mudo saddex maalin ah isla markaana diirada lagu saari doonaa qaab dhismeedka ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo...
Roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen ayaa xalay ilaa iyo saaka ka da’ay deegaannada badan oo ka tirsan gobolka...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa boob xoogan ku haya dadka ku dhaqan deegaano ka tirsn gobollada Shabeelaha Hoose, Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud....
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maxkamaddu ay markale todobaadyada soo socda u fadhiisan...
R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa maanta soo xiray shir looga hadlayay sida bulshada looga qayb...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...
Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho