Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allah u...
Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaabka loo wajahayo doorashada sanadkan ka dhaceysa dalka. Guddoomiye...
Kooxo bistoolado ku hubeysnaa ayaa saaka weerar ku qaaday Laba gabdhood oo walaalo ah oo ku sii jeeday Iskuul xilli ay...
Taliyaha ciidnka booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale...
Munaasabadani oo ahayd mid lagu shaacinayay Urur ay ku mideysan yihiin Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka dhigata jaamacadaha dalkani kenya...
Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo iminka ah Caasimadda maamul goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya, waa magaalo xeebeed aad...
Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed "Xiddig" ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo indha...
Kulankan oo ahaa mid diiradda lagu saarayay burburka wadooyinka magalada Kismaayo iyo waddo si qaldan loo dhisay sidii dib u...
Bahir Dar, 16 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka...
Masuuliyiin ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada Galmudug ayaa maanta ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah ololaha wacyi galinta helitaanka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho