Madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa tababar usoo xiray ciidamo qayb ka noqonaya ilaaliya Madaxtooyada maamulkaasi ee magaalada Kismaayo. Madaxwetynaha maamulka Jubbaland...
Munaasabad aad u sareyso ay soo qaban qaabiyeen URURKA SAAD taas oo isugu jirtay dhagax dhig xarun caafimaad, furitaan Ceel...
Munaasabad balaaran oo lagu soo dhaweynayay wafdi uu horkacayay gudoomiyaha baarlamanka Dowlad gobaledka Galmudug mudane Cali Gacal casir oo howlo...
Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee Gobolka Banaadir Dr Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe ayaa Maanta Booqday Xabsiga dhexe ee Xamar waxaana halkaasi...
Shirkaan jaraa’id oo ay maanta Muqdisho ku qabteen qaar ka mid culimaa’u diinka Soomaaliyed ayaa waxa ay soo saaren bayaan...
Dowladda Sacuudiga ayaa soo bandhigtay magacyada iyo muuqaalka raggii ka dambeeyay weeradii dhawaan ka dhacay dalkaasi ee lagu qarxiyay goobo...
Wasirka wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ah ee dowlada federaalka ah ee Soomaaliya mudane C/raxmaan Sheakh Cali Ceynte, ayaa soo...
Munaasabada furitaanka cisbitaalka cusub oo lagu magacaabo Tiiraw Hospital ayaa waxaa ka qeybgalay masuuliyiin kasocoday maamulka gobolka iyo kan degmada...
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa deeq lacag ah loogu...
Mogadishu, 09 July 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho