Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS oo ay wehliyaan kuwa AMISOM ayaa maanta si buuxda ula wareegay deegaanka Bud Bud oo...
Madxafkii ugu horeeyey oo lagu keydiyo in ka badan 700 oo shey oo ay Soomaalida leedahay ayaa waxa uu ku...
Taliyaha qeybta bariga gobolka Galgaduud ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaashaanle sare Axmed Maxamed Tareedisho, la hadlay Radio-Muqdisho ayaa sheegay...
Ugu yaraan 4 ruux ayaa geeriyootay saddex kale waa ay ku dhaaeacmeen kadib markii gaari nuuca Nooh loo yaqaan la...
Kal fadhiga 8 aad ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho ugu furey madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka...
Ardaydan oo tiro ahaan ku dhowaa 300 ayaa kala ahaa Bachelor-ka iyo Master degree ayaa ka qalin jabiyay Jaamacada Hope...
Maamulaha xarunta xanaanada agoonta Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo ku hadleysa magaca macalimiinta iyo ardayda agoonta gabdhaha ah ee...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji oo ku luglahaa dilalka...
Guddoomiyaha gobolka Baay iyo kan degmada Baydhabo ayaa maanta siwadajir ah u dhagaxdhigay Wadddo muhiim u ah marinka gaadiidka xamuulka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dawladda Qatar u...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray go’aanno ku aaddan sida ay u dhaceyso doorashada KGS ee...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho