Shacabka Wadanka Ingiriiska ayaa afti dad weyne ku go’aansaday in ay ka baxaan Midowga Yurub kadib sedax iyo afartan sano...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Taliyaaniga , ayaa sheegtay in lixdii bilood ee la soo dhaafay ee Sanadkan, ay gaareen Xeebaha dalkasi...
Xaflad xilwareejin ah oo maanta ka dhacday xafiiska R/wasaaraha Xukuumada Federaalka soomaaliya ayaa waxaa xilka la wareegay wasiirka cusub ee...
Haweeneyda musharraxa u noqoto xisbiga Dimuqraadiga doorashada ka dhacaysa Maraykanka sanadkan, Hillary Clinton, ayaa ka hadashay su’aallo ay weydiisay laanta...
Ciidamada walaalaha Jabuuti AMISOM ayaa maanta deeq Dawo ah gaarsiiyay maamulka gobolka Hiiraan. Taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Jaamac Xasan ayaa...
Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha...
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaafadda Saybiyaano Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari ay saaranyihiin Hub...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Fanaaniinta Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa fanaaniintan...
Akhristayaasheena sarafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbneynaa u diyaar garowga ciidda iyo jawiga suuqyada magaalada Muqdisho. Jawiga suuqa degmada...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...
Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho