Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo iminka ah Caasimadda maamul goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya, waa magaalo xeebeed aad...
Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed "Xiddig" ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo indha...
Kulankan oo ahaa mid diiradda lagu saarayay burburka wadooyinka magalada Kismaayo iyo waddo si qaldan loo dhisay sidii dib u...
Bahir Dar, 16 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka...
Masuuliyiin ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada Galmudug ayaa maanta ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah ololaha wacyi galinta helitaanka...
Mogadishu, 16 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Guddiga caalamiga ah ee bisha iyo ururka bisha case e Soomaaliyeed ayaa raashiin u qeybiyay ilaa 60,000 oo ruux kuwaas...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa kala hadlay Dowladda Morocco, sidii ay Soomaaliya kaga taageeri lahayd xoojinta ammniga iyo la dagaallanka...
Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ka bilaabay howlo dib u dhis ah iyo gelinta nalalka ku shaqeeya ...
Culimaa udiinkani oo ka kala yimid waddamada Mareykanka iyo Koonfur afrika iyo kenya ayaa waxay kulan diimeed Muxaadarooyin ah ku qabteen masjidu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho