Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta oo la kulmay mas’uul ka tirsan dowladda Jaban “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Qorsheynta  oo la kulmay mas’uul ka tirsan dowladda Jaban “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku_xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocaw isla markaana ay ku wehliyaan agaasimaaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda kalluumeysiga, oo ku sugan  Dalka Jaban ayaa waxay kulamo   gaar ah ay la qaateen mas’uulayiin ka tirsan dowladdaasi Jabaan,

Wasiir ku-xigeenka iyo wafdiga la socda waxay ay kulan gaar ah la qaateen  Kohei Sakamto madaxa labaad afrika u qaabislan Wasaaradda arrimaha dibadda Dalka  Jaban ayagoo  ka wada hadlay xiriirka labada dowladdood iyo sidii iskaashi ku aadan wax wada qaybsi labada dhinac loo sameyn lahaa.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Shirka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yahiin iskaashi  dhexmara labada dowladda sida  Caawimaada, sare u qaadidda aqoonta shaqaalaha  dowladda iyo in dowladda   jaban ay kordhiso deeqaha waxbarasho ee ay siineyso Soomaliya, iyo  hormarinta  Kalluumeysiga Soomaaliya.

Kohei Sakamto madaxa labaad Afrika u qaabislan Wasaaradda arrimaha dibadda ee Dalka  Jaban ayaa sheegay in waxyaabihii shirka looga hadlay ay dhaqan gelin doonaan, isla markaana ay qorsheynayaan in ay dar dargeliyaan taageerada aysiinayaan Dowladda Soomaaliya.

IMG_0558 IMG_0563 IMG_0573 IMG_0575 IMG_0577 IMG_0592

Previous Post

Kooxda Heegan oo soo bandhigtay tababare cusub oo ajnabi ah iyo ciyaartooy-Sawirro

Next Post

Dawladda oo soo dhawaysay Banaanbax looga soo horjeeday weerarkii Masjidka Nabiga NNKH iyo Daadinta Dhiiga Muslimiinta.

Next Post
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA

Dawladda oo soo dhawaysay Banaanbax looga soo horjeeday weerarkii Masjidka Nabiga NNKH iyo Daadinta Dhiiga Muslimiinta.

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In