Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Khartoum kulan kula yeeshay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, isagoo uga sii gudbi doona magaalada...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira...
Shir madaxeedka wadammada Islaamka ayaa lagu qanayaa dalka Turkiga kaasoo ay ka qeybgalayaan ilaa 30 hoggaamiye, waxaana looga hadlaya sidoo...
Shir sanadle ah oo ay soo qaban qaabiyeen Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta dunida ee IMF ayaa ka furmay magalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya muddo dheer oo ay colaad ku jirtay kadib...
Tartankani oo ahaa Aqoonta Guud ayaa waxaa ku baratamay Iskuulo kala matalaya 17-ka Dagmo ee Gobolka Banaadir kaasi oo uu...
Maanta waxaa laba sano laga joogaa markii dagaalyahannada Boko Xaraam 276 gabdhood ay ka afduubteen iskuul ku yaalla magaalada Chibok...
Muqdisho, April 14, 2016: Ra’iisal Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maanta kulan la...
Shirweynahan maanta ka furmay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa ugu yeeray waddamada ururka Islaamka xubnaha ka ah inay u...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho