Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ayaa maanta la soo gaba gabeeyay,...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad Balaaran oo ka...
Kalfadhiga labaad ee Baarlamanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxa furay Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, waxaana munaasabadda furitaanka ka...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Maxamed Cumar Carte, Wasiirka Waxbarashada Khadra Bashiir Cali iyo maamulka Gobolka banaadir ayaa maanta ka...
Maamulka gobalka Shabellaha Dhexe ayaa ka warbixiyay kulan ay kaga hadlayeen xaaladda amni ee gobalka, kaas oo ay ka qeyb...
Ardayda Jaamacadda Bay University ayaa maanta u fadhiistay imtixaan sanadeedka waxbarasha 2015-2016 qaybtiisii 1aaday oo ay kaga gudbayaan semesterada kale...
Jaamacadda Galgaduud oo tan iyo markii laga aas aasay Degmada Caabudwaaq waxaa ay samaynaysay horumar dhanka tacliinta sare ah, waxaana...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa maanta furay shir looga hadlayo sidii loo nidaam casri ah oo lagu keydiyo kiisaska...
Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda laga soo saaro...
Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay gaaray magaalada Khartoum ee caasimadda...
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan...
Guddoomiyaha hey'adda Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay’ad oo keliya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho