Madaxweynaha Jmahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose...
Guddoomiyaha gobolka hiiraan Yuusuf Axmed Xagar Yuusuf Daba-geed oo la hadlay goodhow Radio Muqdisho ayaa sheegay in qaraxu uu ka...
Laba qofood ayaa geeriyootay halka ku dhawaad 7 kale ay dhaawacyo soo gaareen caawa kadib markii Bam gacmeed lagu tuuray...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda C/laahi...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo SNTV ayaa berri looga hadli doonaa abaaraha ka taagan dalka iyo...
Garowe, March 31, 2016….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii bahalnimada...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland Dr Cabdullaahi Shiikh Axmed ayaa ka tacsiyeeyey falkii foosha xumaa ee argagixisnimo ee la beegsaday Allaha...
Shirka golaha Wasiirada ee xukumada faderaalka Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayay Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Axmed...
Ugu yeraan 10 qof ayaa ku geeriyootay halka dhowr kale ay soo gaareen dhaawacyo kaidb markii uu soo dumay dhisme...
Dowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in haweeney u dhalatay dalka Azerbaijan in ay ka mid ahayd dadkii ku dhintay weerarkii lagu...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho