Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee...
Jilayaasha aan dowliga ahayn ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya SOSCENSA ayaa kulan ay ku yeesheen Muqdisho, kaga soo saaray baaqay...
Ciidanka dowladda Italy ee qeybta ka ah ee howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab Sport ku...
Inta la xaqiijiyay lix ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu maanta qarax lala...
Wasiirka hub ka dhigista iyo dhaqancelinta maleeshiyaadka ee maamulka koofur galbeed Soomaaliya, wasiirka warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale ayaa gaaray degmada...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa kormeerey xarunta akadeemiyadda tababarada ciidanka booliiska ee Janaraal Kaahiye...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii waxashnimada ahaa...
Lix qof ayaa geeriyootay oo labo ka mid ah ay ahaayeen Turki halka Afarta kale ay ahaayeen Soomaali la shaqeyneysay halka Lix...
Xafladan oo ay ku qalinjabinayeen 86-dhaqaatiir oo ka qalin jabiyay kuliyadda caafimaadka ee Jaamacadda Soomaaliya gaar ahaan Waxbarashada heerka koowaad...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho